Madaxweyne Erdogan oo niyada u qaboojiyay Finland Niyad jab cusubna ku riday Sweden

Dowladaha Sweden iyo Finland ayaa sugaya ogGolaanshaha dowladda Turkiga si ay ugu biiraan gaashaanbuurta NATO, waxaana labadaasi dal Turkiga horey ugu xiray shuruudo adag si uu u taageero ku biiristooda NATO. Waxaa hadda sii dhimanaya rejada laga qabo in Sweden ku biirto NATO, halka dalka ay dariska yihiin ee Finland ku dhaw yahay in loo … Continue reading Madaxweyne Erdogan oo niyada u qaboojiyay Finland Niyad jab cusubna ku riday Sweden